Isku Aadka Wareega 16 Ee Uefa Champions League

Ciyaaraha

isku aadka wareega 16-ka ee koobka kooxaha yurub ayaa la sameeyay iyadoo ay kasoo baxeen kulama adag. kooxda Arsenal ayaa ku aaday naadiga Bayern Munich, halka Barcelona ay wajahayso Barcelona.

halkan ka eeg isku aadka oo dhamaystiran.

 Manchester City vs. Monaco

Real Madrid vs. Napoli

Benfica vs. Borussia Dortmund

Bayern Munich vs. Arsenal

Porto vs. Juventus

Bayer Leverkusen vs. Atletico Madrid

Paris Saint-Germain vs. Barcelona

Sevilla vs. Leicester City.

15492214_1429193513793773_5175569874352654975_n

W/D Hafsa Haji