Daawo: Xildhibaano Maanta soo gaaray Cadaado

Wararka Galmudug Wararka Maanta

Qaar ka mid ah Xildhibaanda Dowlad goboleedka Galmudug ayaa maanta soo gaaray Magaalada Cadaado, kadib markii shalay Gudoomiyaha Barlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir uu ugu baaqay in ay yimaadaan Cadaado si howlahooda shaqo u gada galaan.

Xildhibaanada Yimid ayaa waxaa wehliyey Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Galmudug, iyo masuuliyiin kale oo uu ka mid yahay Afhayeenka Galmudug. halkaan ka daawo Muuqaalka Imaanshaha Xildhibaanada.