C/raxmaan C/Shakuur : Alshabaab ayaa si dadban ula wareegay talada dalka (Daawo)

Wararka Maanta

Hogaamiyaha xisbiga wadajir oo Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Xafiiskiisa Magaalada Muqdisho ayuu kaga hadalay xaalada dalka uu marayo ee amni, siyaasad iyo dhaqaale.

Isagoo ku nuuxnuuxsaday in Alshabaab ay talada dalka si dadban ula wareegeen.

Halkaan ka daawo Shirka jaraa’id