Dowlada oo war kasoo saartay weerarkii Alshabaab ee Balli doogle
Dowlada Federalka ayaa ka hadashay weerar saaka ay ku qaadeen maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab saldhigga ciidamada Ballidoogle ee gobolka Sh/hoose. Sida lagu daabacay wakaalada wararka ee SONNA ayaa lagu sheegay in weerar ay ku soo qaadeen maleeshiyaadka Al-Shabaab saldhigga Balli doogle ay ka hortageen ciidamada saldhigga ku sugnaa lana fashiliyay. “Maleeshiyada Alshabaab ayaa maanta isku […]
Continue Reading