Sarkaal katirsanaa ciidanka Danab oo ku geeriyooday Qarax Miino
Sarkaal caan ahaa oo ka tirsanaa Ciidanka Kumaandooska Soomaaliya ee DANAB ayaa shalay ku geeriyooday qarax miino oo ka dhacay duleedka Muqdisho. Saraakiil ka tirsan xoogga dalka ayaa xaqiijiyay in 6 askari uu ka mid ahaa Maxamed Cali Cusmaan oo loo yaqaanay Maxamed Yariisow ay ku geeriyoodeen qaraxaas oo ka dhacay inta u dhaxeysa Muqdisho […]
Continue Reading