Daawo:Taliyaha Ciidanka Asluubta Galmudug oo Cadaado lagu soo dhaweeyey
Taliyaha Cusub ee ciidamada Asluubta Dowlad goboleedka Galmudug Gaashaanle Sare Maxamed Cabdulle Cali, iyo Taliyayaasha Asluubta qeybaha gobolada Galgaduud iyo Mudug ayaa maanta soo gaaray Magaalada Cadaado xarunta kumeelgaarka ah ee Galmudug. Saraakiishaan ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Cadaado ku soo dhaweeyey Taliyaha Ciidamada Booliska Degmada Cadaado Gaashaanle Xuseen Muumin, Saraakiil kale iyo Maamulka degmada Cadaado. […]
Continue Reading