Daawo: Xarunta Isgaarsiinta Booliska Soomaaliyeed ee Cadaado oo xarigga laga jaray
Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi oo uu wehliyo Taliyaha Booliska Soomaaliyeed S/Gaas Maxamed Sh. Xasan Xaamud ayaa xariga ka jaray isgaarsiinta Booliska Soomaaliyeed ee degmada Cadaado, xaruntan ayaa la dhigay qalab isgaarsiineed awood u siinaya in ay la xariirta xarumaha isgaarsiinta Booliska Soomaaliyeed Muqdisho, Carmo, Beledweyne, Carmo, Baydhabo iyo Kismaayo. Waa markii ugu horeysay […]
Continue Reading