Aqriso: Liiska Musharixiinta Aqalka Sare ee Galmudug

Wararka Galmudug Wararka Maanta

Shabakadda Ceelhuur Online ayaa heshay Liiska 19 ruux oo ah Musharixiinta Aqalka Sare ee dowlad goboleedka Galmudug u matalya, waxaana liiskan ka muuqda siyaasiyiin mug iyo miisaan ku leh Soomaaliya.

Hadaba halkaan ka aqriso liiska

  • Beesha Murusade : 1- Cabdi Axmed Dhuxulow, 2- Luul Maxamed Sh. Cismaan
  • Beesha Waceysle : 1- C/qaadir Macalin Nuur Siyaad, 2- Zamzam Daahir Maxamuud
  • Beesha Duduble : 1- Yuusuf Geelle Ugaas, 2- Cabdulle Xasan Nuur
  • Beesha Ceyr :  1- C/Samad Macalin Maxamud Sh. Xasan, 2- Jawaahir Axmed Cilmi, 3- Eng. Xasan Maxamuud Maxamed.
  • Beesha Saleebaan : 1- Axmed Cabdi kaariye, 2- Abshir Maxamed Axmed, 3- Kamaal Daahir Xasan
  • Beesha Mareexaan : 1- C/waaxid Cilmi Goonjeex, 2- Aamina Cali Maxamed, 3- Maxamuud Maxamed Samatar (Duraan)
  • Beesha Dir : 1- Macalin Cumar Sheekh Ciise, 2- Abuukar Axmed Xaashi
  • Beesha Sacad : 1- Gen. Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid, 2- Maxamed Xuseen Tahliil Cali

aqalka-sare-001

Comments are closed.