Galmudug oo soo dhaweysay Curashada maamulka HirShabeelle

Wararka Galmudug Wararka Maanta

Warsaxaafadeed caawa kasoo baxay madaxtooyada Dowlad goboleedka Galmudug ayaa lagu sheegay in Galmudug soo dhaweynayo Barlamaanka Cusub ee Dowlad goboleedka HirShabeelle.

Waa maamulkii ugu horeeyey soo dhaweeya curashada maamulka Cusub, shirka maamul u sameynta HirShabeelle ayaa marayaan heer gabangabo ah.
001

Comments are closed.