Daawo Cadaado: Beesha Gaabane oo ka cabanaya Guddiga Doorashada

Wararka Galmudug Wararka Maanta

kadib kulan ay magaalada cadaado ku yeesheen mid kmidaa beelaha daga Galmudug gar ahaana magaalada cadaadoo ayaa waxa ku dhaliileen gudiga doorashoyinka dadban ee Galmudug waxa ayna shegeena sheegeen inay si wanaagsan u wadin howlaha loo igmaday.

ugu horayn ayaa halkaasi waxaa ka hadlay ugaas cabdulahi ugaas faarax ugaaska beesha Saleebaan,  Nabadoon shire  doongaale iyo Nabadoon Bashiir Maxamed Ereg oo kamiaa nabadoonada beesha ayaa sheegay in ay gudiga drashoyinku aysan howlaha ay wadaan aysan ahayn kuwa xaqaa oo loowada simanyahay