Wasiirka A/Gudaha oo Kulan la qaatay Ururka Haweenka Qaranka (Sawirro)

Wararka Maanta

Wasiirka Arimaha Gudaha Federaalka Soomaaliya C/raxamaan Maxamed Xuseen Odowaa ayaa Kulan kula qaatay Magalada Jowhar  Ururka Haweenka Qarnka, waxaana Ururka hogaaminayey Gudoomiye Batuulo Shiikh Axamed Gaballe ,Ururka Haweenka Qarnka ayaa Wasiirka kala hadlay Qoondada Haweenka ee xidhibaanada HirShabelle ,Waxayna Wasiirka ka codsadeen in uu Kala shaqeeyo sidii looheli lahaa xubanaha Barlmaanka ee ay haweenka yeelanayaan.

Wasiir Odowaa ayaa Si weyn usoo dhaweeyay hadalka Ururka Haweenka Qaranka waxana uu Balan qaaday in ay Kusoo Daridonaan Barlmaanka Haween , Wasiirka ayaa ku noqnoqaday Muhiimada ay haweenka u leeyihiin Bulshada waxana uu sheegay in uu kala shaqayan doono sidii ay u helila hayeen xuquudooda , Haweenka labadan gobol ayaa Qoondo ahaan barlmaanka Hiirshabelle uga soo aaday afar xibnood

dsc00018 dscn6040 dscn6059 dscn6072

 

Wariye Abdullahi Hashi Roobda,ay

Comments are closed.