Dagaal culus oo ka socda Magaalada Godinlabe
Waxaa dagaal culus daqiiqado ka hor ka bilowday magaalada Godinlabe, dagaalkan ayaa u dhaxeeya ciidamada dowlad goboleedka Galmudug, iyo Maaleeshiyo jidgooyo dhigtay duleedka magaalada oo garab ka helaya Ahlu sunna. Waxaa dagaalku hadda ka socdaa gudaha magaalada, waxaana ka qeybgalaya gawaarida dagaalka, waxaana goobta goor dhow gaaray ciidamo xoojin ah oo Cadaado ka baxay, waana […]
Continue Reading