Kursi ka bannaan Golaha Shacabka oo doorashadiisa lagu qabanayo Kismaayo
Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaran ayaa ku dhawaaqay inuu qabanaya doorashada boos buuxinta kursi ka bannaan Golaha Shacabka, kaasoo deegaan doorashadiisu tahay magaalada Kismaayo. Kursiga ka bannaan Golaha shacabka ee doorashadiisa uu shaaciyay Guddiga in la qabanayo ayaa waxaa ka geeriyooday Ex Xildhibaan Sawaqar Ibraahim Cabdalla oo ahaa Wasiir kuxigeenkii hore Wasaaradda Shaqada iyo […]
Continue Reading