Madasha Xisbiyada Qaran oo war-saxaafadeed kasoo saartay xadgudubyada ciidamada itoobiya ee gobolka Gedo
Madasha Xisbiyada Qaran ayaa war saxaafadeed ka soo saaray xadgudubyo ay sheegeen in Ciidamada Itoobiya ka wadaan Gobolka Gedo, gaar ahaan degmooyinka Luuq, Doolow iyo Beled-xaawo, halkaasoo maalmihii la soo dhaafay ka jirtay dhaq dhaqaaq siyaasadeed iyo mid milateri oo ay qeyb ka ahaayeen Ciidamo Itoobiyaan ah. War saxaafadeed ka soo baxay Madasha Xisbiyada Qaran […]
Continue Reading