XALKA GAALKACYO W/Q: Ibraahim Cismaan Afrax
XALKA GAALKACYO. Ceebla oo ku nool koonfurta Gaalkacyo ayaa waxay qadka taleefoonka iskala hadleen Cawrala oo deggan Waqooyiga magaaladaas, waxayna labadan hooyo ahaayeen saaxibbo isku fasal ah xilligii dugsiga, hoose dhexe iyo sare (Berisamaadkii).Waxay isku af-garteen in colaadda dadka ku baaba’aya ay iyaga kasoo go’aan, naxdinta, ciilka iyo murugada ugu badanna ay iyagu dareemaan.Waxay qorshe […]
Continue Reading