Faafaahin: weerar habeen hore loo geystay saldhig ay Alshabaab ku lahayen duleedka Afgooye
Faahfaahin dheeri ah ayaa ka soo baxaya weerarkii duqeynta ahaa ee habeen hore ay Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Wadanka Maraykanka ay ka gaysteen tuulada yuunbis ee Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha hoose. Wararka ayaa sheegaya in Tuuladaasi ay saldhig weyn u aheyd Al-shabaab oo ay ka soo abaabulaan weerarada. Sida ay qortay […]
Continue Reading