Waa sidee xaalada maagalada Galkacyo?

Wararka inaga soo gaaraya Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ayaa waxa ay sheegayaan in saakay xaalada Magaaladaasi ay tahay mid degan. Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ayaa waxaa shalay ku dagaalamay Ciidamo ka kala tirsan Maamulada Galmudug iyo Puntland, waxaana Dagaalkaas uu geystay khasaare isugu jira dhimasho 30 qof kabadan iyo dhaawaca 80 kale. Wararka ayaa tilmaamaya in […]

Continue Reading

Daawo:Munaasabad lagu furayay xaafiiska is kaashatooyinka Galmudug oo lagu qabtay magaalada cadaado

Munasabadda lagu daah furayay xafiiska iskaashatooyinka deeganda galmudug oo xalay lagu qabtay mgaalada Cadaado ayaa waxa ka soo qayb galay wasiiro ka tirsan Galmudug iyo ururrada shqaalaha ee ka jira deegaanka. ka soo qaybglyaasha munaasabada ayaa sheegay in furitaanka xafiiskan uu xariirin doono hawlaha muhiimka ah ee xoogsatada deegaanka oo wax badan laga faa’iidayo. Maxamed […]

Continue Reading

Daawo: Xarun ay ku shaqeynayaan Maxkamadaha iyo Xeer Ilaalinta oo laga hirgelinayo Cadaado

Xaruntan oo noqondoonta meel ay ku shaqeeyaan maxkamadaha iyo xeer ilaalinta, dadka maxkamaduhu xukumaana lagu hayndoono ayaa laga hirgalinayaa galbeedka magaalada Cadaado, waxaana maanta si wada jir ah u dhagax dhigay Madaxwayne ku xigeenka dawlad goboleedka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi, Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareeyo Guud Bashiir Maxamad Jaamac iyo Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka […]

Continue Reading

Sawiro:faah faahin kasoobaxaysa daagaalkii maanta kadhacay magaalada Galkacyo

Waxaa faah faahin dheeraad ah laga helayaa Dagaalka maanta ka dhacay Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug, kaas oo u dhaxeeyay Maamullada Puntland iyo Galmudug. Dagaalkan oo ka duwanaa Dagaaladii horey uga dhici jiray Gaalkacyo ayaa waxa uu bilowday saakay aroortii waxaana uu soo gaaray duhurnimadii maanta. Khasaaraha Dagaalka labada dhinac: Dhanka Galmudug waxaa uga […]

Continue Reading

Galkacyo oo saaka ku waabariisatay dagaal culus

Dagaal culus ayaa saaka ka bilowday magaalada Galkacyo xarunta gobolka Mudug, dagaalka ayaa u dhaxeeya ciidamada maamulada Galmudug iyo Puntland. Dagaalka ayaa ka socda jihooyin kala duwan, waxaana ugu culus dagaalka ka socda dhulka dooxada ah galbeedka magaalada, raas ayaa sidoo kale ka dhaceysa suuqa bartamaha magaalada. Madaafiicda la isweydaarsanayo ayaa ku dhaceysa xaafadaha magaalada, […]

Continue Reading

Faahfaahin ka soo baxaysa weerar Ismiidaamin ah oo ka dhacay agagaarka Isgoyska Sayidka ee Muqdisho

Weerar ismiidaamin ah ayaa lagu qaaday goor dhow kolonyo gaadiid ciidan ah oo ay saaran yihiin ciidamo oo marayay isgoyska Sayidka, weerarkan ayaa la sheegay in uu ahaa mid baabuur lagu soo raray waxyaalaha qarxa uu isku qarxiyay kolonyadan. Wararkii ugu dambeeyay ee ka imanaya qaraxa ka dhacay Isgoyska Sayidka ayaa sheegaya in ay ku […]

Continue Reading

Madaxweynaha Koofur Galbeed Shariif Xasan oo safar lama filaan ku tagay degmada Xudur

Madaxweynaha Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta safar lama filaan ah ku tagay degmada Xudur ee xarunta Gobolka Bakool, halkaasoo maalmihii la soo dhaafay ku qul qulayeen dad fara badan oo ka soo qaxay deegaanadii ay ka baxeen Ciidamada Itoobiya. Shariif Xasan oo meel fagaare ah kula hadlay dadka […]

Continue Reading

Doorashada Aqalka Hoose oo ka bilaabatay Garoowe (Sawirro)

Magaalada Garoowe ee xarunta Dowlad goboleedka Puntland ayaa ka bilaabatay doorashada aqalka hoose, iyadoo Cali Yuusuf Cali Xoosh uu noqday Xildhibaankii ugu horeeyey ee loo doorto Aqalka hoose Barlamaanka Federalka ah. Cali Yusuf ayaa cod aqlabiyad ah kaga guulaystay Cabdirashiid Xasan Nadiif oo ah musharixii kale ee la tartamayay, waxana uu helay 49 cod, halka […]

Continue Reading

Xeer ilaaliyaha Qaranka oo sheegay in Maxaabiis ku xiran Galmudug la wareejinaayo

Dr Axmed Cali Daahir Xeer ilaaliyaha Qaranka oo shalay gelinkii dambe soo gaaray Magaalada Cadaado oo xarun ku meelgaar u ah dowlad goboleedka Galmudug ayaa ujeedada socdaalkiisa ku sheegay sidii loo soo warejin lahaa maxaabiista ku xeran meelo ka mid ah Galmudug. “Waxyaabaha aan u unimid waxaa ka mid ah runtii Maxaabiista ku xiran meelo […]

Continue Reading