Goormee bilaabanaysaa Doorashada Aqalka Hoose – Galmudug?
Waxaa todobaadkan ka bilowday goobaha loo asteeyey martigalinta doorashada Soomaaliya 2016 xildhibaanada aqalka hoose, marka laga reebo magaalooyinka Cadaado, Jowhar iyo Muqdisho. Magaalooyinka Garoowe, Baydhabo iyo Kismaayo bilaabeen doorashada xubnaha aqalka hoose u baratamaya, waxaana guddiga doorashada oo maalintii shalay warqad soo saaray u qabtay in maamul goboleedyada doorashada ku bilaabaan muddo saddex maalmood gudahood. […]
Continue Reading