Madaxweynaha Galmudug oo la kulmay safiirka EU Soomaaliya (Sawirro)

Madaxweynaha Galmudug mudane Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa maanta waxa uu kulan kula yeeshay magaalada muqdisho safiirka EU Soomaaliya Ambassador – Ms Veronique LORENZO. Kulankaan ayaa waxaa looga hadalayay arimo dhowr ah oo ay kamid ahaayeen Xaalada magaalada Gaalkacyo Arimaha Doorashooyinka waxbarshada ciidamada iyo Hormarinta Ageegyada Bulshada . Arinta magaalada gaalkacyo ayaa sixoogan looga hadlay waxaana […]

Continue Reading

Dagaal dadka deegaanka iyo Alshabaab kudhexmaray deegaanka dumaaye

Dagaal u dhexeeya dadka Degaanka dumaaye iyo Dagaalameyaal ka tirsan Xarakadda Al-shabaab ayaa Maanta ka dhacay Degaanka Dumaaye oo 50KM dhanka Waqooyiga uga beegan Magaalada Xarardheere ee Gobolka Mudug. Dagaalka ayaa yimid markii Al-shabaab ay dadka deegaanka isku dayeen in ay kaqaadan lacagta Zakawaatka ay uyaqaanaan Balse sida lasheeay dadka deegaanka ayaa diiday in ay […]

Continue Reading

Faah-faahin ka soo baxeysa weerar Shabaab ay ku qaadeen deegaanka Haluqa oo Garissa ka tirsan

Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaaraya dalka Kenya gaar ahaan gobolka Waqooyi Bari ayaa waxa ay sheegaayaan in Al-Shabaab ay Afduubteen shaqaale u shaqeynaayay Shirkadda Isgaarsiinta ee Safaricom ee dalka Kenya, islamarkaana ay bur-buriyeen xarumihii ay la heyd shirkadaasi ee ku yaallay tuulooyin hoos yimaada degmada Garissa. Sidoo kale shabaab ayaa la sheegaya in […]

Continue Reading

Dib udhac kuyimid doorashada gudoonka baarlamaanka soomaaliya

Maanta oo ay taariiqda ku beegan tahay 23 November ayaa qorshaha uu ahaa in la doorto gudoonka baarlamaanka dowlada Soomaaliya iyo ku xigeenadiisa. Doorashada gudoonka baarlamaanka iyo ku xigeenadiisa ayaa u muuqata mib dib u dhac uu ku yimid, maadaama ay muuqato in xiligan dhici karin doorashada gudoonka baarlamaanka Soomaaliya. Gudiga doorashada dadban ee sanadkaan […]

Continue Reading

Akhriso magacyada xildhibaanada kusoo baxay doorashada aqalka hoose ee magaalada Jowhar

Waxaa maanta magaalada Jowhar ka dhacday doorashada xubnaha aqalka hoose ee ka imaanaya deegaanada HirShabeele, waxaana kusoo baxay ilaa seddex xildhibaan oo mid kamid ah haweeney aheyd. Xildhibaan Maxamed Cumar Maxamuud, oo kamid ahaa xildhibaanada baarlamaanka muddo badan ayaa waayay kursigii xildhibaanada ee beesha Makane, waxaana ku guuleystay C/fataax Qaasim Maxamed oo helay 33 cod. […]

Continue Reading

Xasan Sheekh “Doorashadu waa tartan, labo ninna kuma soo baxeyso ninkii soo bixi waaya 2020 ha sugo”

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud, ayaa fariin u diray musharixiinta sanadkaan tartameyso iyo dhamaan shacabka Soomaaliyeed, fariin taasi oo ku wajahay doorashada sanadkaan. Xasan Sheikh Maxamuud, wuxuu sheegay in marnaba aan la aqbali doonin in la carqaladeeyo doorashada sanadkaan ka dhaceyso dalka, wuxuuna ku dardaarmay musharixiinta iyo shacabka Soomaaliyeed iney kalsooni muujiyaan. Musharax walbaa oo […]

Continue Reading

Kulalihi iyo Cabdi Barre oo looga Adkaaday doorashadii maanta ka dhacday Garoowe (Warbixin+Sawirro)

Doorashada 3 Xildhibaan oo aqalka hoose ah ayaa maanta ka qabsoontay magaalada Garowe, waxaana afka ciidda loogu daray Qaar ka mid ah Siyaasiin si weyn looga yaqaano Deegaanada Puntland, Halka ay kusoo baxeen xubno aan horey loo filayn ka dib markii uu loolan adag saddexda kursi ku dhex maray musharaxiin kor u dhaafaya ilaa 11 […]

Continue Reading

Guuleed oo ka jawaabay Eedeyntii Maraykanku u jeediyey (Akhriso jawaabta)

Shabakadda ceelhuur.com ayaa heshay warqad jawaab ah oo Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug C/kariim Guuleed u diray safaarada Maraykanka. Warqadan oo ku taariikheysan 20 bishan ayaa Madaxweyne Guuleed kaga jawaabay dhacdooyin maraykanku sheegay in ay ka dhaceen doorashada ka socota Cadaado. Guuleed ayaa mid mid u jawaabay dhacdooyinkaas : Madaxweynaha ayaa sheegay in baaritaan ay sameeyeen […]

Continue Reading

Gabar Quraanka ku Qortay Xariir iyo Biyo dahab (Sawirro)

Gabar u dhalatay Azerbijan oo lagu magacaabo Tonzala Maxamed Zadah ayaa diyaarisay kitaabka Quraanka Kariimka maro xariir qafiif ah oo lagu dul qoray. Gabadhan ayaa adeegsatay 50 mitir oo maro xariir madow ah iyo 1500 mililitar oo khad dahab iyo maar ah, gabadhan oo la hadashay wakaalada wararka ee dalka Turkiga Anadolu ayaa sheegtay in […]

Continue Reading

Jowhar:Wasiirku xigeenka wasaarada warfaafinta oo kuguuleystay kamid noqoshada xildhibaanada aqalka hoose

C/laahi Colaad Rooble oo ah Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ayaa ku guuleystay kursiga Baarlamaanka, kadib markii uu ku guuleystay Doorasho ka dhacday Magaalada Jowhar. Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya C/laahi Colaad Rooble ayaa ka guuleystay xubnihii kale ee uu la tartamayay, waxaana uu ka mid noqday xubnaha Baarlamaanka cusub. Sidoo kale Doorashada ka […]

Continue Reading