Galmudug oo ku baaqday in la gargaaro dadka Abaaruhu Saameeyeen (War-saxaafadeed)

Dowlad goboleedka Galmudug ayaa baaq u dirtay bulshada Soomaaliyeed iyo hay’adaha samafalka, waxayna arinta abaaraha ka jira deegaanada Galmudug u saartay guddo 11 xubnood ah. Jiilaal daran ayaa jira inta badan deegaanada Galmudug, roobkii deyrta ayaan wali si fiican uga di’in, xoolo dhaqatada qaar ayaa waxaa dhaafay inta badan xoolihii, mana jirto cid isku howshay […]

Continue Reading

Daawo: Cumar Dhagey :” Dib ayaa loogu laabanayaa natiijada kuraasta Qaar ee Cadaado lagu doortay”

Gudoomiyaha guddiga doorashooyinka dadban heer federaal Abuukaate Cumar Dhagey oo maanta soo gaaray magaalada Cadaado xarunta kumeelgaarka ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa kulan la qaaday madaxweyne ku xigeenka Galmudug Mudane Maxamed Xaashi iyo Guddiga doorashooyinka dowlad goboleedka Galmudug. Abuukaate Dhagey ayaa kulankaas ka dib saxaaafada la hadlay, isagoo sheegay in howsha doorashada ay meel wanaagsan […]

Continue Reading

Wasiirka Arimaha Gudaha oo maanta kormeeray Dugsiga tababarka Booliska Jen. Kaahiye (Sawirro)

Wasiirka Wasarada arrimaha Gudaha iyo federaalka Soomaliya Mudane Cabdirxmaan Maxamed Xuseen Odowaa  ayaa Maanta Booqday Dugsiga Tababarka Ciidanka Booliiska ee Jeneraal Kaahiye ,Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaliyeed Mudane Maxamed Shiikh Ayaa wasirka kusoo Dhaweeyay Xerada Waxana Wasiirka Salaan Siiyay Ciidanka Boliiska, Wasiir Odowaa ayaa ku amaanay Ciidanka booliiska Shaqada ay U hayaan bulshada waxana uu sheegay […]

Continue Reading

Jubbaland oo noqday maamulkii u horeeyay ee dhameystira Kuraasta Aqalka Hoose

Maamulka Jubbaland ayaa maanta soo afjaray doorashadii Aqalka Hoose, iyadoo maanta lagu doortay magaalada Kismaayo Kursigii ugu dambeeyay 43aad oo ah tirada Xildhibaaanada Aqalka Hoose ee ka imaanaya deegaanada Jubbooyinka. Doorashada Aqalka Hoose ayaa todobaadyadii u dambeeyay ka socotay magaalada Kismaayo, iyadoo ay ku soo baxeen Xildhibaano hore iyo kuwo cusub. Kursigii ugu dambeeyay ee […]

Continue Reading

Feysal Cali Waraabe “Dowlado shisheeye ayaa fara gelin ku haya doorashada Soomaaliya”

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka UCID ee Somaliland Eng. Feysal Cali Waraabe ayaa sheegay in fara gelin lagu haayo Doorashada Soomaaliya iyo waxyaabaha ka socda dalka, isagoo tilmaamay in dowlado ay fara gelin ku hayaan. Wareysi uu siiyay Idaacada Kulmiye ee magaalada Muqdisho ayuu sheegay in waxa ka socda Soomaaliya aanay Soomaali gacanta ugu jirin, dad shisheeye […]

Continue Reading

Madaxweynaha oo ku baaqay in si deg deg ah loo bilaabo doorashada Xildhibaanada Gobolada Waqooyi

Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay doorashooyinka Golaha Shacabka oo sida habsamida leh uga socda caasimadaha dowlad gobolleedyada dalka, dhowaanna ka bilaaban doona magaalada Muqdisho. War saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha ayaa lagu amaanay sida hufnaanta ah ee Guddiyada doorashooyink heer Federaal iyo heer gobol u maamulayaan. “Guddiga Federaalka Hirgelinta Doorashooyinka Dadban (GFHDD), […]

Continue Reading

Shariif Xasan oo dadaal ugu jira in la soo hormariyo doorashada Madaxweynaha (Warbixin)

Madaxweynaha Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ahna Musharax u taagan xilka Madaxweynaha ayaa dadaal ugu jira sidii loo soo hormarin lahaa doorashada Madaxweynaha, kaddb markii uu dib u dhac ku yimid doorashadii Guddoonka Baarlamaanka. Shariif Xasan oo ku hanweyn in mar un uu Madaxweyne noqdo ayaa juhdi ku bixinaya sidii uu ugu guuleysan lahaa […]

Continue Reading

Doorashada Cadaado oo maalintii labaad hakad ku jirta (Ogow sababta)

Waxaan maalintii labaad hakad ku jira doorashadii ka socotay magaalada Cadaado ee xarunta kumeelgaarka ah ee dowlad goboleedka Galmudug, lama oga sababta rasmiga ah, balse warar aan haleyno waxa ay sheegayaan khilaafaad ka dhex jira beelaha ay caqabad ku yihiin horusocodka doorashada. Beelaha Mareexaan, Sacad iyo Saleebaan ayaa buuq badani ka jiraa ergooyinka, iyadoo khilaafkaas […]

Continue Reading

Shiikh Bashiir:” Lacagaha badan ee qaad ku baxa haloogu gurmado dadka Abaartu haysato”

Guddoomiyaha Hay’ada Culimadda Somaliyed Sheekh Bashiir Axmed Salaad ayaa ku baaqay in dhaqaalaha faraha badan ee lagu bixiyo qaadka loogu gurmado dadka Soomaaliyed ee xilligaan abaarta xoogan ay haysato. Gobolada dalkeena qaarkood, waxaa ka taagan xaalad abaareed oo aad u adag, waxaana muhiim ah in dadka ay isku gurmadaan si xaaladan qatarta ah looga baxo. […]

Continue Reading

Kaalin Intee La Eg Beey Ka Qaateen Wariyaashu Doorashada Ka Socota Cadaado(Faallo). W/Q: Wariye Axmed C/Salaan

Kaalin Intee La Eg Beey Ka Qaateen Wariyaashu Doorashada Ka Socota Cadaado.   Waxaa sida aan ognahay magaalada cadaado ka socota doorashada xubnaha aqalka hoose maamulka galmudug u matalaya dowlada federaalka ah ee soomaliya. Doorashada intii ay socotay waxaa soo wajahay marxalado kala duwan sida in dad ay ku dhintaan in la weeraro aqalka ay […]

Continue Reading