Jowhar:Wasiirku xigeenka wasaarada warfaafinta oo kuguuleystay kamid noqoshada xildhibaanada aqalka hoose
C/laahi Colaad Rooble oo ah Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ayaa ku guuleystay kursiga Baarlamaanka, kadib markii uu ku guuleystay Doorasho ka dhacday Magaalada Jowhar. Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya C/laahi Colaad Rooble ayaa ka guuleystay xubnihii kale ee uu la tartamayay, waxaana uu ka mid noqday xubnaha Baarlamaanka cusub. Sidoo kale Doorashada ka […]
Continue Reading