Barlamaanka cusub ayaa go’aan ka gaaraya Xubnaha lagu kordhiyey Aqalka sare
Xoghayaha baarlamaanka Soomaaliya C/kariin Xaaji Cabdi Buux oo la hadlay Saxaafadda ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay howlaha baarlamaanka iyo sida laga yeelayo go’aamadii horay uga soo baxay hogaamiyayaasha madasha wada tashiga ee la xiriira hanaanka doorashada. Ugu horeyn mar uu ka jawaabayay su’aal aheyd sida laga yeelayo 18ka kursi ee lagu kordhiyay xubnaha […]
Continue Reading