Banaan bax rabshado wata oo ka dhacay Buulo Burte iyo xiisad ka taagan maamul loo magacaabay
Wararka ka imaanaya degmada Buulo Burte ayaa sheegaya in bannaan bax rabshado wata uu saaka ka dhacay degmadaas, kaddib markii dadka deegaanka ay ka soo hor-jeesteen maamul cusub oo dhowaan Wasiirka Arrimaha Gudaha Maamulka Hirshabeelle u magacaabay Buulo Burte. Dadka deegaanka ayaa bannaan bax ka dhigay bartamaha magaalada, iyagoo dhagxaan iyo taayaro ku gubay, waxaana […]
Continue Reading