Maxay ka wada hadleen Donald Yamamoto iyo Sheekh Shariif?
Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Donald Yamamoto ayaa maanta Xarunta Safaaradda ee ku taala Xalane ku qaabilay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo ah Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran, iyadoo kulankan ay qeyb ka ahaayeen xubno ka mid ah Madasha. Labada dhinac ayaa ka hadlay arrimaha siyaasadda Soomaaliya, doorashooyinka sanadka 2020 iyo arrimaha u baahan […]
Continue Reading