Xasan Sheekh oo ka digay muddo korsi lagu sababeeyo duruufo aan doorasho lagu qaban karin
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qoraal ka soo saaray doorashooyinka la filayo inay dalka ka dhacaan iyo hadal heynta ku aadan in muddo kororsi loo sameeyo hey’adaha dastuuriga qaarkood. Qoraal dheer oo bartiisa Facebook ku soo daabacay ayuu kaga hadlay taariikhda doorashooyinka Soomaaliya laga soo bilaabo sanadkii 1964 illaa 2016, isagoo ka […]
Continue Reading