Daawo: Galmudug oo Cadaado kusoo bandhigtay gaari qarax siday iyo ragii watay oo la qabtay

Wararka Galmudug Wararka Maanta

Dowlad goboleedka Galmudug ayaa Cadaado ku soo bandhigay gaari siday iyo laba nin oo gaari la socday, qaraxaan aaya ciidamada NISA ka soo qabteen duleedka Cadaado xalay saqdii dhexe.

waxaana goobta lagu soo bandhigay ka hadlay gudoomiyaha barlamaanka Galmudug ahna ku simaha madaxweynaha Cali Gacal Casir.

halkaan ka daawo muuqaalkan