Sawirro: Ra’iisulwasaare Kheyre oo xariga ka jaray Wadada Dr. Kadare

Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta Xariga ka jaray waddo laami ah oo maamulka gobolka Banaadir uu dib u dayactir ku sameeyey, taasoo loogu magac daray Dr. Xuseen Sheekh Axmad (Kadare) oo ka mid ahaa aqoonyahanada udub dhexaadka u ahaa dhaqanka iyo afka Soomaaliga. Waddadan laamiga ah ayaa dhexmarta degmooyinka Kaaraan iyo […]

Continue Reading

Barlamaanka Galmudug oo dhisay Guddiga doorashada Madaxweynaha

Baarlamaanka Galmudug oo maanta fadhi ku yeeshay xaruntooda magaalada Cadaado ayaa  magacaabay guddiga doorashada Madaxweynaha Galmudug oo ka kooban 12 xubnood, Guddigan ayaa gudoomiye u doortay Xildhibaan Maxamed Xasan Geelle, Gudoomiye ku xigeen Xildhbaan Boosteeyo Jaamac Cali, halka ay xoghaye u doorteen Xildhibaan Maxamed Xasan Xuseen. Dhanka gudoomiyaha Barlmaanka ayaa ka dalbaday gudigaan in ay dedejiyaan […]

Continue Reading

Sawirro: Xarig jarka Mashruuca Balaarinta Isbitaalka Cadaado

Munaasabad xarigga looga jaray dhismayaal cusub oo lagu kordhiyey isbitaalka Guud ee degmada Cadaado ayaa lagu qabtay gudaha isbitaalka. Waxaana kasoo qeybgalay wasiiro iyo xildhibaano Galmudug, maamulka degmada Cadaado, madax ka socotay hay’adda CPD, Madaxda isbitaalka, Guddiga tabarwadaag, iyo marti sharaf kale. Mashruucaan ayaa dhaqaalaha ku baxay waxaa iska kaashaday Bulshada Cadaado oo bixiyey 20% […]

Continue Reading

Isbahaysiga Xisbiyada Soomaaliyeed oo dalbaday in dib loogu laabto dhismaha Xakuumadda cusub

Isbahaysiga Xisbiyada Soomaaliyeed Coalition for Somali Political Parties War saxafadeed “Dib ugu noqoshada Xukuumada cusub” (Muqdisho: 25-03-02017) Kulan ay maanta yeesheen Hogaamiyaasha Xisbiyada Siyaasadeed ee Soomaaliya, ayaa waxaa si qoto dheer looga wada- hadlay ; dareenka shacabka ee ku aadan Golaha Wasiirada cusub ee dhawaan la magacaabay, dood iyo falanqeyn dheer ka dib waxaa la […]

Continue Reading

Maxaa kasoo baxay Shirka Madaxda IGAD (Sawirro+Warbixin)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo madaxda dalalka Urur Goboleedka IGAD ayaa isugu yimid shir gaar ah oo looga arrinsanayay sidii xal waara loogu heli lahaa qoxootiga Soomaaliyeed. Shir-madaxeedkan gaarka ah ayaa jeedadiisu tahay in lagu xoojiyo lilaalinta xuquuqda qaxootiga, lagana wada hadlo sidii looga jawaabi lahaa abaaraha ka jira guud ahaan […]

Continue Reading

Akhriso: Jawaari oo Xasan Kheyre ka dalbaday inuu dib ugu laabto Dhismaha Golaha Wasiirada Cusub

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa warqad u qoray Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre. Warqadan ayuu gudoomiyuhu ku sheegay in 105 xildhibaan soo gudbiyeen aragti ah in dib loogu laabta dhismaha Golaha Wasiiradda cusub, iyagoo ku eedeyeen in la baalmaray Habqeybsiga beelaha Soomaaliyeed. Ra’iisulwasaare Xasan Kheyre ayaa fursad heysta ilaa 31 Bishaan.

Continue Reading

Barlamaanka Galmudug oo go’aamiyey xilliga ay dhaceyso Doorashada Madaxweynaha Galmudug (Sawirro)

Fadhi ay maanta ku yeesheen magaalada Cadaado xildhibaanada dowlad goboleedka Galmudug ayey uga doodeen xilliga si rasmi ah ay dhaceyso doorashada Madaxweynaha Galmudug. Fadhigaan oo u shir gudoominayey gudoomiyaha Barlamaanka Galmudug Mudane Cali Gacal Casir ayaa waxaa soo xaadiray 52 xildhibaan, ilaa 28 xildhibaan ayaa aragtooda dhiibtay, iyagoo inta badan sheegay in aan la aqbali […]

Continue Reading

MAALINKII DHEGEHEEDDA HABEENKIINA QALBIGEEDDA

 MAALINKII DHEGEHEEDDA HABEENKIINA QALBIGEEDDA   Hooyo soomaaliyeed oo Inanteeda ladardaarmaysa ayaa ku tiri “habeenkii sankiisa, Maalinkiina ishiisa”, biya dhaca labada eray ee dardaarankaa waa in ay Nadaafadda ku dadaasho, hooyadaas waxay doonaysay inay gabadheedda si kooban ula dardaaranto runtii ayadoo siisay dardaaran aad u mugwayn. Hooyaddu waxay doonaysay inay inanteeddu noqoto hooyo wanaagsan sayigeedduna aad […]

Continue Reading