Mooshin laga keenay habka dhismaha ciidamada
Guddiga difaaca Baarlamaanka ayaa mooshin ka dhan ah ka gudbiyay habka dhismaha ciidamada xoogga dalka,oo ay ku tilmaameen in lawiiqayo awoodda ciidamo qaran iyo wasaaradda difaaca,Xildhibaan xuseen carab ciise oo ah guddoomiyaha guddigaasi,ayaa sheegay in ay aheyd balantu in isku dhaf lagu sameeyo ciidamada gobollada iyo kuwa Qaranka. “Ujeedada mooshinka waxaa weeye, in wax kasta […]
Continue Reading