Sawirro: Gudoomiye ku xigeenada cusub ee G. Banaadir oo xilka la wareegay

Wararka Maanta

Gudoomiye kuxigeenadda iyo Xoghayaha Guud Ee Maamulka G/Banaadir cusub ayaa xilka la wareegay duhurnimadii maanta, waxaana goobta ku sugnaa gudoomiyaha gobolka Banaadir Thabid Cabdi iyo ku xigeenada xilka laga qaaday.

Masuuliyiinta la magacaabay ayaa kala ah:

1-G/kuxigeenka Maamulka iyo Maaliyadda waxaa lo magacaabay. Marwo Muluuka Dheere Sh.A.qaadir.

2- Gudoomiye ku Xigeenka Siyaasada iyo Amniga waxaa loo Magacaabay: Mudane Saalax Sh.Maxmaed

3-Gudoomiye Kuxigeenka Arimaha Bulshadda waxaa lo magacaabay: Mudane C.qaadir Cilmi Xaaji Ereg( Xaaji Ereg)

4-Gudoomiye Ku xigeenka Howlaha Guud waxaa loomagacaabay: Aadan Sh Cali Fiidow

5- Xoghayaha Guud ee Maamulka G/Banaadir waxaa loo magacaabay: Subeyda Maxamed Muqtaar

FB_IMG_1493032939152 FB_IMG_1493032934857 FB_IMG_1493032931665 FB_IMG_1493032928544 FB_IMG_1493032925019 FB_IMG_1493032921976 FB_IMG_1493032918318 FB_IMG_1493032915090 FB_IMG_1493032911796 FB_IMG_1493032921976 FB_IMG_1493032905323