Sawirro: Madaxweyne Farmaajo oo gaaray Baydhabo
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa maanta gaaray Magaalada Baydhabo ee xarunta kumeelgaarka ee dowlad goboleedka koofur Galbeed. Wafdiga Madaxweynaha ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha Shaati Gaduud ee magaalada Baydho ku soo dhaweeyay Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo masuuliyiin kale. Madaxweyne Farmaajo iyo wafdigiisa, […]
Continue Reading