Eritrea oo Taageertay Qatar
Wasaaradda arrimaha dibadda ee Eritrea ayaa warsaxaafadeed ay soo saartay ku sheegtay in dalalka Sucuudiga iyo Imaaraatku ay ka codsadeen in Dawladda Eritrea ay xidhiidhka diplomaasiga ah u jarto Qatar. Warsaxaafdeedka ayaa lagu sheegay in dawladda Eritrea ay gabi ahaanba arrintaasi ay diidday. Eritrea ayaa sheegtay in shacabka Qatar ay wadaagaan xidhiidh […]
Continue Reading