Magacyadda Mas’uuliyiinta loo magacaabay maamulka gobolka Hiiraan
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa xilka ka qaaday Mas’uuliyiintii gobolka Hiiraan , isagoona Magacaabay Mas’uuliyiin cusub. Gudoomiyaha gobolka Hiiraan ayaa loo magacaabay Cumar Aadan ibraahim baadiyow oo ahaa duqa Magaalada Baladweyne. Gudoomiye ku xigeenka Amniga iyo Siyaasadda waxaa loo magacaabay Maslax Maxamed Cusmaan. Gudoomiye ku xigeenka Maaliyadda waxaa loo magacaabay Khaalid Bashiir Cali. […]
Continue Reading