Shirkii looga hadlayay midaynta canshuuraha dalka oo la soo gaba gabeeyay “SAWIRRO”

Wasiirka Maaliyadda XFS mudane Cabdiraxman Ducaale Bayle ayaa maanta soo xiray shir looga arinsanayey sidii loo midayn lahaa canshuuraha furdooyinka ee dalka, waxaana shirka ka soo qayb galay Wasiirada Maaliyadda Maamulada Gobolada, Gudiga Baarlamaanka u qaabilsan arrimaha Maaliyadda, Gudiga dib u habaynta Maaliyadda, Bangiga Dhexe iyo khubaro ka socotay Wasaaradda Maaliyadda. Shirka ayaa daba socday […]

Continue Reading

Sawirada;-Kulan udhexeeya maamulada putlaan iyo Galmudug oo maanta kadhacay galkacyo

Waxaa maanta magaalada galkacyo dhinaceeda waqooyi lagu qabtay kulan ay kasoo qeebgaleenmasuuliyiin iskugu jirta wasiiro xildhibaan ka kala socda maamulada galmdug iyo putlaan waxaan kulanka looga hadlaay sidii xal loogu heli karo maxaa ladaha amni daro ee kataagan magaalada galkacyo waxaa sidoo kale kulanka qeebka ahaa odayaasha dhaqanka labada maamul iyo maamulada galkacyo ee putlaan […]

Continue Reading

Hay’adda Bisha Cas ee Imaaraadka Carabta oo sii wadda Hawlaha Afurinta Dadka Danyarta ah ee Soomaaliyeed. [Sawirro]

Hay’adda Bisha Cas ee dowladda aan walaaha nahay ee Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa ka wadda degmooyinka Gobolka Banaadir Barnaamijka Afurinta Dadka Dan-yarta ah ee Soomaaliyeed.   Barnaamijka afurinta oo ay waddo Hay’adda Bisha Cas ee Imaaraadka Carabta ayaa ka socda degmooyinka kala duwan ee gobolka Banaadir.   Howlaha Afurinta waxaa Maalin kasta ka faa’iideysta Boqolaal […]

Continue Reading

DAAWO SAWIRRADA : Shir weyne ka furmay Muqdisho

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya ayaa maanta Magaalada Muqdisho ka furtay Shirweye Qaran oo ah dib u heshiisiin. Shirkaan ayaa waxaa ka qeyb galay qeybaha kala duwan ee Bulshada Soomaaliyeed , waxaana looga hadlaya sida ugu wanaagsan ee xal looga gaari karo khilaafka u dhaxeeya Bulshadda Soomaaliyeed. Waxaa Shirkaan horay u iclaamiyay Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya […]

Continue Reading

IGAD oo wakiil cusub u soo Magacowday Soomaaliya

Urur Goboleedka IGAD,ayaa wakiil cusub u soo magacaabatay Soomaaliya Sida lagu xusay Warmurtiyeedkii kasoo baxay Ururkaasi ee ku saabsanaa Shirkii IGAD ee dalka Itoobiya lagu soo gabagabeeyay. Wakiilka cusub ee lasoo Magacaabay Soomaaliya waxaa lagu magacaabaa Maxamed Cali Guyo, waxaana uu xilkaas kala wareegay Maxamed Cabdi Afeey. Magacaabista ayaa timid ka dib markii Hay’adda Qaramada Midoobey […]

Continue Reading

Mas’uuliyiinta Ciidamada oo booqday degaanka Laanta buuro

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya iyo sidoo kale Abaanduulaha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa Maanta degaanka Laanta Buuro ku booqday ciidamadii Milatariga ee dhawaan laga saaray Magaalada Muqdisho. Ciidamada  halkaasi lagu diyaariyay,waxaana loogu tala galay in ay Weerar ku qaadan dagaalyahanada Al-Shabaab. Abaanduulaha Ciidamada Cabdullaahi Cali Caanood ayaa Wararku waxa ay sheegayaan in Saraakiisha Ciidamada uu u […]

Continue Reading

Puntland Oo Xayirtay Reer guuraa kasoo jeeda Galmudug kuna wajahan Soomaaliland.

Wararka ka imaanaya Magaalada Garoowe ee Caasimada Maamulka Puntland ayaa sheegaya in halkaasi ay ku xanibanyihiin Gadiid sida dad iyo Xoolo ka hayaamay Cariga Galmudug kuwaas oo ku sii jeeda Degaanada Soomaaliland si daaqsin ugu raadsadaan.   Gadiidka Xayiran ayaa tirsigiisu gaarayaa ilaa lix gaari oo nuuca loo yaqaan Candha-maydka kuwaas oo wada xoolo  aad […]

Continue Reading

Sawirro: Dhismaha iskoolka Degmada Hobyo oo la dhameystiray

Waxaa soo gabagaboobay dhismaha dugsiga waxbarashada degmada Hobyo, dugsigaan oo muddooyinkan dhismihiisu socday ayaa waxaa bixiyey dhaqaalaha lagu dhisay Hay’adda CISP ee dalka Talyaaniga. Dugsigaan ayaa ku fadhiya dhul gaaraya 100×100 mitir, waxaana ka dhisan 8 fasal, xafiisyo, musqulo iyo gidaar weyn. Waxaana la filayaa in goordhow xarigga laga jaro. Hobyo ayaa kasoo kabanaysa diiftii […]

Continue Reading

Deg Deg Ganacsade lagu dilay Godinlabe+Magaca.

Kooxo jid gooyo u taalo duleedka Koofureed ee Degmada Godinlabe Gobolka Galgaduud ayaa goor rasaaseyay midka mida kamida Ganacsatada ugu caansan magaaladaasi qaar kamida dadka deegaanka oo la hadaly Shabakada Ceelhuuur Online ayaa Magaca Ganacsadahaas  ku soo gaabiyay Kito Dhuub waxayna sheegeen in dhawac Culus uu kasoo garaay Rasaas ay qaybaha danbe ee jirkiisa uga […]

Continue Reading

Safiirka Mareeykanka u qaabilsan arimaha Soomaaliya oo ka hadlay Amniga Soo hagaagaya ee Soomaaliya. iyo Arimo kale

Safiirka Maraykanka u qaabilsan arimaha Soomaaliya Ambassador Stephen M.Schwart oo waraysi lala yeeshay asagoo ku sugan magaalada Nayrobi ee Dalka Kenya islamarkaana Ceelhuur-online ay heshay waraysigaa ayaa ugu horayn ka hadlay xaaladda amni Soomaaliya waxa uuna qaba inay soo hagaagayso garahaan Muqdisho waxa uuna yiri Nidaamka cusub ee amniga ee dalka Soomaaliya waxaan u arkaa […]

Continue Reading