DEG DEG: Madaxweynaha Soomaaliland Oo Safar Aan Lasii Shaacin Ugu Duulay Imaaraadka
Madaxweynaha Mamulka Soomaalilnad Axmed Maxamed Maxamuud (Siilanyo) ayaa Maanta Safar deg deg ah ugu ambabaxay Wadanka isutaga Imaaraadka Carabta. Safarka Siilaanyo,oo aan aheyn mid horay loosii shaacin ayaa waxaa ku wehliyay qaar ka mid ah Golihiisa Wasiirada,iyadoona safarkiisa ay Warar kala duwan ka soo baxayaan. Wararka qaar ayaa waxa ay sheegayaan in uu halkaasi u […]
Continue Reading