Ahlu Sunna oo laga sugayo ku dhawaaqidda wadahadallada Galmudug
Sida Mustaqbal Radio ay kasoo xigatay mas’uuliyiin ka kala tirsan maamulada Galmudug iyo Ahlu sunna waxaa dib u bilaabanaya wadahaladii Ahlu Sunna iyo Galmudug oo burburay dabayaaqadkii bishii April ee sanadkaan. Mas’uuliyiinta Ahlu sunna ugu qeyb galeysa wada hadalka ayaa naloo sheegay in ay diyaarsan yihiin, kaliyana ay sugayaan in Madaxweynaha Maamulka gobolada dhexe Ahlu […]
Continue Reading