Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa Maanta oo Arbaco ah furi doona Kalfadhiga Labaad ee Xildhibaanada Aqalka Sare ee Soomaaliya.
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Qudbad u jeedin doona Xubnaha Aqalka Sare ee Soomaaliya oo Maanta yeelan doona Kalfadhigoodii Labaad.
Ammaanka Xarunta uu ka furmayo Kalfadhiga Labaad ee Xubnaha Aqalka Sare ayaa si weyn loo adkeeyay.