Madaxweynaha Gas oo lakulmay wasiiradii Kalsoonida Lagala Noqday
Madaxweynaha maamulka Puntland C/wali Maxamed Cali (Gaas) ayaa maanta la kulmay Golihii wasiirada Puntland ee xasaanada laga qaaday. Kulanka uu Madaxweyne Gaas la qaatay Wasiirada wuxuu ahaa mid laga soo horumariyey kii todobaadlaha ahaa ee caadiga, Khamiis kastana la qaban jiray. Madaxtooyada Puntland kulankaasi wax war-murtiyeed ah kama aysan soo saarin, balse wararka la helayo waxa ay […]
Continue Reading