awirro:-Puntland Oo Soo Bandhigtay 14 Ka Tirsan Al-Shabaab Oo Ay Ku Qabteen Howlgal Ay Ka Sameeyeen Buuraha Galgala
Ciidamada maamul Goboleedka Puntland ayaa saacadihii la soo dhaafay waxa ay howlgallo kala duwan ka sameeynayeen deegaano ku teedsan buuraha Galgala ee Gobolka Bari Puntland. Ciidamada ayaa doonayay in ay la wareegaan dhowr tuulo oo u dhow Buuraha Galgala halkaas oo la aaminsan yahay in ay ku sugan yihiin Ciidamada Al-Shabaab iyo kuwa kooxda Daacish. […]
Continue Reading