Tirada dhimashada ah ee qaraxii saakay ka dhacay ex koontarool oo 100 sii maraysa
Waxaa sii kordhaya khasaaraha baaxada leh ee ka dhashay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee loo adeegsaday gaari la sheegay inuu xamuul ahaa, kaasoo lagu soo raray waxyaabaha qarxa, laguna qarxiyay Isgoyska Ex Koontarool Afgooye. Dhimashada ayaa waxay cagacageyneysa illaa boqol ruux, sida ay soo sheegayaan saraakiisha caafimaadka. Agaasimaha Isbitaalka Madiine Maxamed Yuusuf ayaa sheegay in 73 […]
Continue Reading