Jawaari”Doorasho qof iyo cod ah xiligaan dalka kama dhici karto”
Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa sheegay in dalka aanay ka dhici karin doorasho qof iyo cod, isagoo wax lala yaabo ku tilmaamay dadka si khiyaali uga hadlaya in doorasho qof iyo cod ka dhici karto dalka. Wareysi uu siiyay Telefishinka Dalsan TV ayuu sheegay in farsamo ahaan iyo waqtiga haray […]
Continue Reading