Maxaadan ogayn oo saaka ka jira Xeraale

Wararka saakay ka imaanaya deegaanka Xeraale ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in xaalada deegaankaasi ay tahay mid degan,balse la dareemayo baqdin dagaal oo mar kale qarxa.   Guddoomiyaha deegaanka Xeraale ee Maamulka Galmudug Bashiir Daahir (Dhega badan),oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay inaan deegaanka ku dagaalameen Maleeshiyo Beeleed,islamarkaana weerar deegaanka ay ku soo qaadeen dad […]

Continue Reading

DEG DEG: Gaari looga shakiyay Walxaha Qarxa oo Muqdisho lagu qabtay

Sida ay inoo xaqiijiyeen laamaha amaanka Dowladda Federaalka Soomaliya Gaari loo maleynayo in ay saaran yihiin walxaha qarxa ayaa yaalla Iridda Jaamacadda Umadda,dhanka Hotelka Naasa-hablood 2 ee Magaaladda Muqdisho. Gaariga la qabtay ayaa noociisa lagu sheegay Spacia,waxaana wadooyinka soo gala Hotelka Naasa-hablood 2 ee Magaaladda Muqdisho xirey Ciidamada amaanka Dowladda Soomaliya,waxaana loo diiday in shacabka […]

Continue Reading

USA”Dad wayne diiddan cunsuriyadda oo isugu soo baxay Boston

Kumannaan qof ayaa mudaharaad kala hortagay kooxo cunsuriyiin ah oo dibed bax ay ugu magac dareen “Xoriyadda Hadalka” ka dhigay magaalada Boston ee dalka Maraykanka. Kooxaha cunsuriyiinta oo tiradoodo ay koobneyd, ayaa waxaa buuq iyo canaan kala hortagay dad diiddan afkaartooda xagjirka ah, waxaana markii dambe goobta ka waday booliska. Xiisad salka ku haysa cunsuriyadda […]

Continue Reading

Maxaa kusoo kordhay kulamada uu Cosoble ka wado magaalada Muqdisho?

Warar dheeraad ah ayaa saaka oo axad ah kasoo baxayaa socdaalka uu magaalada Muqdisho ku joogo Hogaamiyihii hore ee maamulka Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble. Hogaamiye Xilka laga qaaday ee HirShabeelle Cosoble ayaa kulamo gaar gaar ah magaalada Muqdisho kula qaadanaaya Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan dowlada Federaalka ah ee Somalia kuwaa oo kasoo jeeda deegaanada […]

Continue Reading

Aqalka Sare oo Markii u horaysay Wasiir u yeeray

Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka ayaa u yeeray wasiirkii ugu horeeyay ee Xukuumadda Soomaaliya. Arrintan ayaa ku saabsan xiisada siyaasadeed ee ka taagan maamulka Hirshabeelle, waxaana maanta Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka tegay Wasiirka Arrimaha Gudaha Cabdi Faarax Juxa iyo Wasiirka Waxbarashada C/raxmaan Daahir Cusmaan, iyadoo warbixin ka bixinaya socdaalkoodii magaalada Jowhar. Guddiga Arrimaha Gudaha […]

Continue Reading

DEG DEG: Toogasho Goordhow ka dhacday Jowhar

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeelaha dhexe ahna Xarunta Hir-shabbeelle ayaa sheegaya in goordhow Kooxo hubaysan ay nin rayid ah dileen. Dilkaan ayaa wuxuu ka dhacay xaafadda Horseed ee Magaalada Jowhar, waxaana la dilay nin shacab ah oo Tima Jare ka shaqeynaayay, kadib markii dhawr xabadood ay ku dhufteen dableydii hubaysnaa. […]

Continue Reading

DEG DEG: Xubno Shabaab ka tirsanaa oo is soo Dhiibay

Sida ay Warbaahinta u sheegeen Saraakiil ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya waxaa isku soo dhiibay Dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab oo ku sugnaa Gobalada Bay iyo Bakool Koonfur Galbeed. Dagaalamayaashaan oo ka koobnaa ilaa 3 Askari ayaa iska dhiibay magaalooyinka Waajid iyo Qansax Dheere oo ka kala Tirsan Baay iyo Bakool sida ay sheegeen Saraakiisha […]

Continue Reading