Sawirro: Gudoomiye Taabid oo dhagax dhigay dhismaha wadada Jeneraal Daa’uud

Mudane Taabid Cabdi Maxamed Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho ayaa saaka dhagax dhigay dib u dhiska wadada Janaraal Daa’uud oo isku xirta Taaladda Daljirka iyo wadada Sodonka ee magaalada Muqdisho. Shir jaraa’id oo uuqabtay guddoomiyaha Gobolka Banaadir waxaa uu kaga hadlay muhiimadda ay leedahay dib u dhiska goobaha danta guud sida waddooyinka burbursan. […]

Continue Reading

Dibad-bax Looga Soo Horjeedo Ka bixitaanka Uk Midowga Yurub Oo Ka Dhacay London

Kummanaan qof ayaa iskugu soo baxay waddooyin magaalada London ee dalka UK iyaga oo ka cabanaya in UK ay ka baxdo midowga Yurub. Dadkan ayaa waxay iskugu soo baxeen barxadda golaha baarlamaanka UK  iyaga oo cabirayey sida ay u diidanyihiin in laga baxo midowga Yurub. Dibad-baxyaasha ayaa waxay ku labisnaayeen dharka calanka midowga Yurub waxayna […]

Continue Reading

Duqa Belawayne” Doorashada Jowhar xalaal ma noqon doonto!

Waxaa soo baxaaya digniino laga muujinaayo doorasho ka dhacda magaalada Jowhar xili Hogaamiyihii maamulka ee xilka laga tuuray uu ku sugan yahay magaalada beledweyne. Duqa Magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan Cabdi dhuux Cali Mahad Alle oo ka hadlaayay doorashada la filaayo inay ka dhacdo magaalada Jowhar ayaa sheegay in doorashadaasi ay tahay mid xaaran […]

Continue Reading

Doorashada Madaxweynaha Hirshabeelle oo dib u dhac ku yimid

Doorashada Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle ee lagu waday inay dhacdo 12-ka bishan oo ku beegan Talaadada soo socota ayaa dib u dhac ku yimid, kaddib markii uu Guddiga doorashada codsaday in waqtiga u haray uu aad ciriiri u yahay, isla markaana aanu waxba ugu qabsoomi karin. Afhayeenka Guddiga doorashada Madaxweynaha Hirshabeelle Xildhibaan C/wali Sheekh Cali […]

Continue Reading

Sawirro: Horumarka iyo Bilicda Muqdisho #MogadishuRising (1)

Akhritayaasheena sharafta leh halkaan waxaan idinku soo bandhigeynaa qeyb ka mid ah sawiro aan ka qaadnay Horumarka iyo Bilicda Magaalada Muqdisho, waxaana hadda kadib idiin soo bandhigi doonaa Quruxda iyo horumarka dalkeena Soomaaliya, inagoo booqan doona magaalooyin badan. La wadaag saaxiibadaa. Share gareentaadu waa dhiirigalinteena. Please #Share Wixii talo iyo tusaale ah noogu soo dir […]

Continue Reading

Deg Deg: Kulankii Golaha Shacabka Kooram la’aan u baaqday

Wararka ka imaanaya Xarunta Barlamaanka waxa ay  sheegayaan in kulanka golaha shacabka ee maanta uu u baaqday sababo la xiriira kooram la’aan. Xildhibaannada buugga xaadiridda saxiixay waxa ay 104 Xildhibaan, waxaana Hoolka joogay tiradaasi in ka badan, oo aan buugga saxiixin. Guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo arrinkaasi ka carooday ayaa ku hanjabay […]

Continue Reading

Kulanka Baarlamaanka ee maanta oo looga hadlayo arrinta C/kariin Qalbi Dhagax

 Xildhibaanada Golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta oo sabti ah yeelanaya kulankooda caadiga ah ee kalfadhiga labaad, kaddib markii ay muddooyinkii u dambeeyay fasax ku maqnaayeen. Kulanka maanta oo ah mid xasaasi ah ayaa lagu wadaa in looga hadlo arrintii C/kariin Qalbi Dhagax oo bishii hore dowladda Soomaaliya u gacan gelisay […]

Continue Reading

Senator Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke oo Qalad Wayn ku tilmaamay Dhiibistii (Qalbi Dhagax)

Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa beeniyay in Xukuumaddii uu Ra’iisul Wasaaraha ka ahaa ay Itoobiya la gashay heshiis ay labada dal isku weydaarsanayeen maxaabiis iyo muwaadiniin. Senator Cumar C/rashiid oo wareysi gaar ah siiyay Idaacada VOA ayaa sheegay in heshiiska ay Golaha Wasiirada Xukuumadda Kheyre ay u cuskadeen dhiibistii C/kariin Qalbi Dhagax uu ahaa heshiis […]

Continue Reading