Sawirro: M/kuxigeenka Galmudug oo booqday deegaano ay beelo ku dagaalameen Gobolka Mudug
Wafdi uu hogaaminayo Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi ayaa booqday deegaano hoos taga degmada Galkacyo, deegaanadan ay wafdigu booqdeen ayaa waxaa ka mid ah Raxanreeb, Caliwaal, Wadaagsin, Sirjimaale, Raamaale, iyo deegaano kale. Madaxweynaha ayaa safarkiisa waxaa ku wehliyo wasiiro, xildhibaano, Maamulka gobolka Mudug, maamulka degmada Galkacyo iyo waxgarad deegaanka, Ujeedka booqashada Masuuliyiinta […]
Continue Reading