Deg Deg:- Weerar Qarax ku bilowday oo Shabaab ay ku qaadeen Bariire
Wararka ka imaanaya degaanka Basriire oo Duleedka ka ah Degmada Afgooye ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya inuu ka soconayo Dagaal Xoog leh oo u dhexeeya Ciidamada Dowladda iyo Dagaalameyaasha Al-shabaab. Dagaalka ayaa Waabarigii hore ee Saakay Bilowday,waxaana Al-shabaab Weerarka ay ku qaadeen Ciidamada Dowladda ay ku bilaabeen Weerar loo adeegsaday Gaari laga soo buuxiyay […]
Continue Reading