Abshir Bukhaari iyo Wafdi uu hugaaminayo oo Cadaado ku wajahan
Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG ah ee Galmudug Waxaa maanta lagu wadaa inay gaaraan Wafdi ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya oo uu hor kacayo Gudoomiye Ku xigeenka koobaad ee Golaha Aqalka sare Abshir Maxamed Axmed Bukhaari kana kooban Xildhibaanada labada Gole ee laga soo doortay Galmudug. Xildhibaanadaan oo kala ah Xildhibaan Mahad Maxamed Salad Xildhibaan Sabir […]
Continue Reading