Video: Wasiir ku xigeenka Gashandhiga oo soo gaaray Cadaado
Wasiir ku xigeenka Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdullaahi Colaad Rooble iyo wafdi saraakiil ah ayaa maanta soo gaaray Magaalada Cadaado xarunta kumeel gaarka ah Galmudug. Wafdigan ayaa booqday xeryaha ciidamada xoogga dalka duleedka Cadaado. Guutada 1-aad ee Qeybta 21-aad ee Xoogga dalka Soomaaliya ayaa saldhiga ugu weyn ku leh magaalada Cadaado, Waxaana masuuliyiintaan u kuurgalayaan baahiyaha ciidamada […]
Continue Reading