Madaxweynaha Galmudug oo la kulmay Odayaasha Dhaqanka
Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa kulan la yeeshay Odayaasha iyo Waxgaradka Galmudug, kulankaas oo ahaa in odayaashu kaga hadlaan sida ay u arkaan Khilaafka siyaasadeed ee ka jira galmudug. Kulankan ayaa waxaa kasoo qayb galay Culamaa’udiin, Salaadiin Iyo qaybaha kala duwan ee bulshada , odayaasha kulanka ka hadlay ayaa intooda badan […]
Continue Reading