Dr. Maryan Qaasim oo is casishay
Wasiirka wasaaradda Gargaarka iyo maareynta musiibooyin Dr Maryan Qaasim Axmed ayaa goordhow iska casishay xilkii Wasiirnimo. Wasiirada ayaa la filayaa in goordhow la hadasho warbaahinta, iyadoo cadeyn doonta sababtii ay isku casishay. Dr. Maryan Qaasim ayaa ka mid aheyd wasiirada aad ugu dhow Madaxweyne Farmaajo, waana wasiirkii labaad oo is casila muddo kooban, sido kale […]
Continue Reading