Kenya oo ka Walwalsan Shabaab cusub ee gala Dalkeeda
Dowladda Kenya ayaa sheegtay in ay ku soo wajahan yihiin boqolaal ka mid ah dagaalyahanada Al-Shabaab ,kuwaas oo ka soo cararay duqeymaha dowladda Mareykanka ay ka waddo Koonfurta Soomaaliya. Kenya waxa ay sheegtay in ay jirto cabsi weyn, maadaama ay doonaayaan dagaalyahanada Al-Shabaab in ay ka soo baxaan Soomaaliya , islamarkaana ay gudaha u galaan […]
Continue Reading