Maydka Xildhibaankii Galmudug oo wili banaanka yaal
Wararka Muqdisho ka imaanaya waxey sheegayaan inaan weli la aasin xildhibaan Madoobe Cabdi Guuleed oo ay Arbacadii Muqdisho ku dileen ilaalo la socotay Xildhibaan Maxamuud Abuukaate oo Baarlamanka Somalia ka tirsan. Xildhibaanada iyo odayaasha marxuumka ayaa isku raacay inaan la aasin inta uu xildhibaan Abuukate ku doodayo in xildhibaanka la dilay uu bistoolad lasoo baxay […]
Continue Reading